Hanti dhowrka Guud: “Wuxuu ahaa shil dhacay, wasiir Siraaji rasaas la is weydaarsaday ayuu ku dhintay..”

Hantii dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale oo ilaaladiisa ay ka danbeysay dilkii wasiirkii howlaha guud ee Soomaaaiya Cabbaas C/llaahi Siraaji ayaa ka hadlay waxa dhacay. Wuxuu sheegay in dhacdada ay ahayd shil, isla markaana labada ilaalo ay is rasaaseeyeen, taasoo uu ku baxay wasiirkii howlaha guud, isagoo wareysii siiyay VOA ayuu sheegay inuu … Continue reading Hanti dhowrka Guud: “Wuxuu ahaa shil dhacay, wasiir Siraaji rasaas la is weydaarsaday ayuu ku dhintay..”