Haweeney lagu dilay magaalada Muqdisho. [Faahfaahin dilal kala duwan oo maanta dhacay]
Dilal kala duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana lasoo weriyey in ilaa saddex qof siyaabo kala duwan loogu dilay caasimadda. Koox hubeysan ayaa caawa xaafadda Maanaboolyo ee dhinaca degmada Boondheere ku dishay haweeney lagu magacaabi jiray Baxsan Boolaay oo la sheegay inay ka mid ahayd ergadii magaalada Jowhar ku soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka … Continue reading Haweeney lagu dilay magaalada Muqdisho. [Faahfaahin dilal kala duwan oo maanta dhacay]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed