Haweeney meydkeeda laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho & baaritaan ku socda kiiskeeda.

Faahfaahin dheeraad ahaa ayaa helayaa Haweeney meydkeeda xalay xilli danbe laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho, iyadoo kiiskeeda ay baaritaan ku hayaan ciidamada denbi baarista Booliska. Haweeneydan ayaa lagu magacaabi jiray Sumaya Yuusuf Barkhadle, waxaana ay ahayd hooyo leh afar Caruur ah oo agoon ah, iyadoo hore looga dilay ninkeeda oo ahaa sarkaal ka … Continue reading Haweeney meydkeeda laga helay Hotel ku yaalla magaalada Muqdisho & baaritaan ku socda kiiskeeda.