Haweeney Muslim ah oo Madaxweyne ka noqoneysa dal kamida kuwa Qanisan Dunida [Sawirro]

Haweeneydii ugu horeysay ee muslim ah ayaa dhowaan madaxweyne ka noqoneysa Dalka Singapore oo ka mida dalalka ugu qanisan dunida. Xaliima Yacquub oo 63 jir ah, horena u soo noqotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaasi ayaa noqotay musharaxa kaliya ee buuxiyay shuruudaha madaxweynaha Singapore laga rabo. Haweeneydan ayaa u dhaxda nin asalkiisu yahay Yemani oo ganacsade ah … Continue reading Haweeney Muslim ah oo Madaxweyne ka noqoneysa dal kamida kuwa Qanisan Dunida [Sawirro]