FeaturedSomali News
Hay’adda Lacagta Adduunka oo sheegtay in Soomaaliya ay ku dhow dahay in daymaha laga cafiyo | Halkan kadaawo muuqaalka.

Hay’adda caalamiga ah ee lacagta adduunka, ayaa sheegtay in dawladda Soomaaliya ay ku guulaysatay wareegga koobaad ee nidaamka dib-uhabaynta maaliyadeed ee dalka. oo wadda u xaadhaysa in Somaaliya laga cafiyo daymaha faraha badan ee ay dalka Qaar ku leeyihiin.
Sii-hayaha wasiirka maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Beyle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jiho qurux badan, si looga dhaafo deynta.
Halka ka daawo hadlak wasiirka.