Hay’adda Nabadsugidda NISA oo Xabsiga dhigtay Sawir-qaade caan ka ahaa Baraha Bulshada
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xabsi dhigtay sawirqaade caan ka ah baraha bulshada Soomaalida. Sawir-qaadaha oo lagu magacaabo Mukhtaar Nuur waxaa si weyn loogu yiqiin baraha bulshada sida Youtube-ka, Twitter-ka, Facebook iyo Instigram-ka, wuxuuna soo gelin jriay muuqaal iyo sawirro ka hadlaya quruxda dalka. Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in habeenkii afraad … Continue reading Hay’adda Nabadsugidda NISA oo Xabsiga dhigtay Sawir-qaade caan ka ahaa Baraha Bulshada
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed