Hay’adda NISA oo shaacisay Xog ku saabsan Amiirka Alshabab oo xilalkii ka qaaday laba ka mida madaxa sare ee ururka

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaalida ee NISA ayaa caawa shaacisay xog ku saabsan khilaaf soo kala dhex galay xubnaha Sare ee Alshabaab. Qoraal NISA ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa lahu sheegay in Amiirka Alshabaab uu xilalkii Golaha fulinta ka saaray laba xubnood oo ka mida madaxda Alshabaab, kadib markii ay soo jeediyeen in Alshabaab … Continue reading Hay’adda NISA oo shaacisay Xog ku saabsan Amiirka Alshabab oo xilalkii ka qaaday laba ka mida madaxa sare ee ururka