Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Nin Alshabaab u qaabilsanaa warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho [Sawirro]

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa soo bandhigtay muuqaalka nin ay sheegtay inuu ka tirsanaa Warbaahinta Al-Shabaab. Ninakn oo aan magaciisa la sheegin ayey sheegtay Hay’adda NISA in lagu soo qabtay Howlgal ka dhacay degmada Howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir, kadib markii xog ay heleen ay ku howlgaleen ciidamada nabadsugidda dalka. “NISA ayaa Degmada … Continue reading Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Nin Alshabaab u qaabilsanaa warbaahinta oo lagu qabtay Muqdisho [Sawirro]