Hay’adda NISA oo Warbixin La-yaab leh kasoo saartay Xaaladda Maxbuus Mukhtaar Roobow (Akhriso)

Ma rumeysan lahayd in bil Waliba ay Hay’adda NISA ku bixiso Maareyso Nolosha Mukhtaar Roobow lacag dhan $7000 Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Warbixin la-yaab lah kasoo saartay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuur Mansuur) oo muddo 3 sano ah maxkamad la’aan u xiran NISA. Qoraal kasoo baxay Hay’adda NISA oo uu ku saxiixan … Continue reading Hay’adda NISA oo Warbixin La-yaab leh kasoo saartay Xaaladda Maxbuus Mukhtaar Roobow (Akhriso)