Somali News

Hirshabelle iyo AMISOM oo ka wada hadlay amaanka Baladweyne

Kulan kan uu shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka hirshabelle Yuusuf Axmed hagar Yuusuf dabageed oo ay kasooqeeyb Galeen saraakiisha ciidamada qablabka sida iyo kuwa midawga afrika ee amisom iyo sidoo kale masuuliyiinta maamulka gobalka hiiraan ayaa maanta laguqabtay magalada baladweyn.

waxana loogo hadalayay sidii laysaga kaashan lahaa amaaanka magalada baladweyn
Kulanka waxa yaabihii kasoobaxay waxaa warbaahinta u sheegay
Gudoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq Cabdulle

Kulanka ayaana kusoo aadayo iyadoo magalada baladweyn lagadareemayo qaban qaabada lagu soo dhaweeynayo madaxweynaha dowlad gobaleedka hirshabelle iyo gudoomiyaha Baarlamaanka hirshabelle iyo mas uuliyiin katirsan doowalada fedaraaka Somalia kuwaas oo laguwado inay kaqeeyb galaan caleemasaarka madaxda ugusareeysa dowlad gobaleedka hirshabelle

Back to top button