Hooyo Soomaaliyeed & Wiil ay dhashay oo ka mid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho
Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho waxaa ka mida inay ku dhinteen hooyo iyo wiil kuray ah oo ay dhashay. Shukri C/llaahi iyo Maxamed Jacdar oo 17 sano jir iyo curad xigeenkeeda ayaa ku … Continue reading Hooyo Soomaaliyeed & Wiil ay dhashay oo ka mid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed