Somali News

Ilhan Cumar oo guul ka soo hoysay doorashada Mareykanka

Xildhibaannad Ilhaan Cumar ayaa Ku guuleysatay kufsiga 5aad ee Menissota Ku matala Aqalka Wakiillada Mareykanka.

Inkasta oo ay tirinta socoto haddana Ilhaan waxaa ay heysataa wax ka badan 65% codadka dadkii codeeyay.

Musharraxa la tartamaya ayaa heysta 25%, sida ka muuqata jaantuskan.

Dhinaca kale wali waxa socda tirinta codadka doorashada Madaxweynaha waxaana hoggaaminaya Joe Biden oo 129 cod ka heystay 270 cod ee laga doonayo halka Trump uu ka heysto 94 cod.

Back to top button