Imaaraadka Carabta: Ciidamo miyay noo tababarrayaan mise iyagaa tababarranaya…? (FAALLO)
Dowladda Imaaraadka Carabta waxay ka mid tahay dowladaha qaniga ah ee Khaliijka, waxayna saaxiib dhow la tahay Mareykanka oo milateri ahaan difaaca, kuna leh dalkeeda saldhigyo milateri, iyadoo qeyb ka ah isbaheysi Mareykanku hogaamiyo la dagaaamaya Daacish. Imaaraadka waxay muddooyinkan danbe si weyn uga dhex muuqataa arimaha Soomaaliya iyadoo mashaariic kala duwan iyo joogitaan aan … Continue reading Imaaraadka Carabta: Ciidamo miyay noo tababarrayaan mise iyagaa tababarranaya…? (FAALLO)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed