Somali News

Internetka oo qeyb ahaan ka maqan Koofurta Soomaaliya

Cillad dhinac Internetka ah ayaa ka jira jira inta Nada badan bartamaha iyo Koofurta Dalka.

Aroortii hore ee saaka ayaa la dareemay hayeeshee waxaa guud ahaan la waayay wixii ka dambeeyay 7:00am Subaxnimo.

Cilladdan ayaa la sheegagaa in ay heysto Internet ka qeybta Viberobtic ee Mara Badda.

Inkasta oo sharikadaha qaar ee Internetka bixiya ay adeeggii sidiisa u yahay haddana macaamiisha ugu badan ayaa Ku xiran Hormuud iyo Somnet kuwaas oo uusan Internetkoodu shaqeyneynin.

Warar uu helay Wadani.com ayaa sheegaya in cilladda Internet ah ee maanta oo ay bishu tahay 17 October sii socneyso ilaa 20ka bishan.

Back to top button