Somali News

Jadwalka doorashada Soomaaliya oo markale dib u dhacay

Jadwalka doorashada ee ka soo baxay heshiiskii Siyaasadeed ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada 17kii September 2020 ayaa mar kale dib u dhacay.

Qorshaha jaantuska ayaa ahaa in maanta oo ay tahay 1da November la soo badhigo ergooyinka iyo codbixiyayaasha sidoo kalena guddiyada la tababaro.

Hayeeshee waxa muuqata in xitaa Dowlad Goboleedyada aysan soo gudbin xubnaha 8da ah ee Guddiga doorashada marka laga reebo Maamulka Hirshabeelle.

Haddaba eeg jaantuska doorashada.

Back to top button