Somali News

Jawaari oo afar sano kaddib Ku laabtay Baydhaba

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa afar sano kaddib gaaray Magaalada Baydhabo.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay Guddoomiye kuxigeennada 1aad iyo labaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed iyo Xubno kale.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Baydhabo uga qeyb-geli doona furitaanka kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Jawaari ayaa doonaya in uu difaacdo kursiga Golaha Shacabka isaga oo doonaya in uu siyaasadda Ku sii jiro sida uu sheegay.

Back to top button