Somali News

Jubaland iyo Puntland oo ku baaqay in 30ka Bishan la qabto shir deg deg ah

Maamullada Jubaland iyo Puntland ayaa dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada ugu baaqay in la qabto shir degdeg ah.

War-murtiyeed ay wadajir u soo saareen ayey ku dalbadeen in shir deg deg ah la isugu yimaado.

No photo description available.

No photo description available.

Back to top button