Somali News

Jubaland iyo Puntland oo war saxaafadeed doorashooyinka la xiriira soo saaray

Maamullada Puntland iyi Jubaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan doorashooyinka dalka iyo ismari waaga wali taagan.

Qoraalka Wadajirka ah ayey ku sheegeen in ay Madaxda labada Maamul iyaga oo ka jawaabaya dalabkii beesha Caalamka ay imaadeen Muqdisho hayeeshee muddo saddex Isbuuc ah ay ku suganyihiin Magaalada.

Waxaa ay Dowladda Federaalka ku eedeeyeen in ay xagal daacineyso shirkaas,waxaana ay xuseen in ay wali ka dhursugayaan qabsoomiddiisa.

No photo description available.

May be an image of text

Back to top button