Somali News

Jubaland oo 3 beri kaddib u hambalyeysay madaxda Hirshabelle

Maamulka Jubaland ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray Madaxda cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Warqad uu ku saxiixanyahay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa loogu hambalyeeyay madaxda Maamulka Hirshabelle.

Inta badan dowlad Goboleedyada kale ayaa u hambalyeeyay maamulka Hirshabelle waxaana wali iyana ka hadlin Puntland.

Back to top button