Somali News

Jubaland oo sheegtay in ay qabatay Sargaal ka tirsanaa Sirdoonka Al shabab

Maamulka Jubaland ayaa soo bandhigay Nin ay sheegeen in uj ka tirsanaa Al shabaab oo uu ka mid ahaa qeybta sirdoonka.

Qoraal ka soo baxay Jubaland ayaa lagu sjaaciyay magaca iyo darajada uu ninkaasi ku lahaa Al shabaaab.

Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deeganada Gosha ku soo qabtay madaxii Macluumaadka Jabhada Shabaab ee aaga Kismaayo Ugaas Aadan Mohamed (Dhakalow)

Al shababaab wali kama hadlin sheegashada iyo soo bandhigidda Jubaland ee Ninka ay ku sheegeen sargaal ka tirsan Al shabaab qeybgooda sirdoonka.

Back to top button