Somali News

Jubaland oo War ka soo saartay Ciidankii shalay la geeyay Gobolka Gedo

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saaray abaaro ka jira Gobollada hoostaga maamulkaasi oo fara ba’an ku haya dadka iyo Duunyada.

Jubaland ayaa nasiib darro ku tilmaantay iyada oo ay abaar ka jirto Gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubaland in Hub iyo Ciidan ay halkaas u daabusho Dowladda Soomaaliya.

May be an image of text

Back to top button