Somali News

Karaash oo shaqo joojin ku saameeyay Wasiirro Xafiiska isku feeray

Madaxweyne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Puntland ayaa shaqada kajoojiyey wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddan Cabdirisaaq Jaamac Aadan.

Wasiirka iyo Agaasimaha guud ayaa kudhex dagaalamay xarunta wasaaradda dhawaan oo isku gacan-qaaday, waxaa waji dhaawac kooban laga gaarsiiyey wasiirka markii ay dhaqaale isku qabsadeen.

Back to top button