KASHIFAAD: Maxaa ka dhex jira Wasaaradda Maaliyadda..? [Wasiiru Dowle ka dhex wada olole Beeleed]

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ka socdo olole qaab qabiil u abaabulan oo si qarsoodi ah loogu beegsanayo Wasiirka Wasaaraddaasi. Sida ay sheegeyso xog ay heshay Wadani.net qorshahan waxaa wada wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Maxamuud Xayir Ibraahim, wuxuuna ka dhashay tallaabooyin dib u habeyn ah oo uu qaaday Wasiirka Maaliyadda  Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle. … Continue reading KASHIFAAD: Maxaa ka dhex jira Wasaaradda Maaliyadda..? [Wasiiru Dowle ka dhex wada olole Beeleed]