KASHIFAAD: Maxay ku heshiiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweyne Farmaajo..?

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dib uga laabtay mucaaradnimo bilow ah oo uu kala hor yimid qorshaha madaxda dowladda Federaalka, taasoo dhalisay in kooxaha mucaaradka ay si weyn u soo dhoweeyaan, isla markaana rajo badan ka muujiyaan inuu la safto guddoomiye Mursal. Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka gaabsaday inuu ka hadlo kala … Continue reading KASHIFAAD: Maxay ku heshiiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweyne Farmaajo..?