KASHIFAAD: Musuqmaasuqa ka dhex jira Wasaaradda Warfafinta Somaliya (Q.2aad – Akhriso Dokumenti Sir ah)

Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya oo ka mida wasaaradaha ugu musuqmaasuqa badan sida lagu caddeeyay qormadii koowaad ee Wadani.com ayaa mar kale muujisay inaysan  diyaar u ahayn sixitaanka lacagaha wasaaradaasi ay soo xareyso ee ka yimaada Iidhehyada laga baahiyo Radio Muqdisho iyo TV-ga Qaranka ee SNTV. Arrintan ayaa soo baxday markii Agaasimaha maamulka … Continue reading KASHIFAAD: Musuqmaasuqa ka dhex jira Wasaaradda Warfafinta Somaliya (Q.2aad – Akhriso Dokumenti Sir ah)