KASHIFAAD: Sidee loo qeybsadaa Lacagta faraha badan ee laga qaado Xujeyda Soomaalida..?

Dood iyo muran badan ayaa ka taagan lacagaha faraha badan ee laga qaado xujeyda Soomaalida, taasoo ka mida kuwa ugu qaalisan dunida ee xujey ay bixiso. Arrintan oo gaartay Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa weliya in Soomaalida xajineysa ay yihiin kuwa ugu adeeg liita marka la goojo xaramka, haddana dabagal ay Wadani.net ku sameysay … Continue reading KASHIFAAD: Sidee loo qeybsadaa Lacagta faraha badan ee laga qaado Xujeyda Soomaalida..?