KASHIFAAD: Sidee Shirkadda ECCO ula wareegtay mid ka mida shaqadii Dowladda Hoose ee Muqdisho.?

Nadaafadda waxay ka mid tahay adeegyada asaasiga ah ee ka qeyb qaata caafimaadka iyo faya-dhowrka, waxaana muddo dheer maareynta qashinka magaalada Muqdisho uu ahaa shaqooyinka ugu waaweyn ee Dowladda Hoose ee Muqdisho. Waaxda Nadaafadda ee Dowladda hoose ayaa iyaduna ahayd hay’adaha ugu shaqaalaha badan, waxayse taasi isbedeshay markii ay dhacday dowladii Soomaaliya, waxayna qeybtan ka … Continue reading KASHIFAAD: Sidee Shirkadda ECCO ula wareegtay mid ka mida shaqadii Dowladda Hoose ee Muqdisho.?