KASHIFAAD: Yaa qaatay Mushaarkii Ciidamada Gadoodsan..? [Akhri fadeexadda Taliyaha Ciidamada Xoogga]
Ciidamo ka tiran kuwa milateriga ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dhaqaaqay gadood ay ku xireen qaar ka mida wadooyinka Muqdisho iyagoo ka cabanaya mushaar ka maqan muddo 10 bilood ka badan. Xog ay heshay Wadani.com ayaa lagu ogaaday in ciidamada gadoodka ay ka mid yihiin dhowr qeybood oo mushaar ka maqan yahay … Continue reading KASHIFAAD: Yaa qaatay Mushaarkii Ciidamada Gadoodsan..? [Akhri fadeexadda Taliyaha Ciidamada Xoogga]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed