Somali News

Kenya oo dhagxaan ku xirtay Garoonka Diyaaradaha Ceelwaaq

Ciidamada  Dowlada Kenya ee  Amisom Ee Jooga Ceelwaaq ayaa dhagaxaan ku Xiray Garoonka Degmada Ceelwaaq,

Kadib Markii Shacabka Ceelwaaq ay dalbadeen In dib loo furo Garoonka Si loogu soo Gurmado Dadka u dhamaanayo Gaajada iyo Haraadka iyo Abaarta ka dilaacday Guud ahaan Gobolka Gedo

“Miyiga waxaa jooga al-Shabaab, Hawadiina Waxaa Xirtay Ciidamada Kenya Ee Amisom Ku Jooga dalka , dadkii iyo duunyadiina abaar ayaa Dhamaysa.” Ayuu yiri qof deegaanka ku sugan.

Back to top button