Kheyre oo xilligan magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (National ID Project)

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo xilligan Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa lagu yiri: ” “Mukhtar Xuseen Maxamed (Qooraansay) ayaa loo qaatay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (Managing Director for the National ID Project), si uu usoo dhiso hay’adda Aqoonsiga … Continue reading Kheyre oo xilligan magacaabay Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga Qaranka (National ID Project)