Somali News
Kiisaska 24kii saac ee Covid19 laga helay Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kiisska covid19 ee dalka ay kordheen kaddib baaritaanadii 24kii saac ee la soo dhaafay.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 936
o Laga Helay: 128
o Banadir: 110
o Jubaland: 8
o Somaliland: 6
o Southwest: 3
o Galmudug: 1
Lab: 75
Dhedig: 53
Dhimasho: 8
Bogsashada: 7
Tirada Guud ee Laga Helay: 6,017
Bogsashada Guud: 3,764
Dhimashada Guud: 202