Somali News

Kiisaska 24kii saac ee Covid19

Wasaaradda Caafinaadka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid19.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,476
o Laga Helay: 229
o Banadir: 117
o Puntland:63
o Somaliland:46
o Southwest: 2
o Jubaland: 1
 Lab: 137
 Dhedig: 92
 Dhimasho: 6
 Bogsashada: 14
 Tirada Guud ee Laga Helay: 6,246
 Bogsashada Guud: 3,778
 Dhimashada Guud: 208

Back to top button