Somali News

Kiisaska Covid19 ee Soomaaliya oo kor u dhaafay 11kun oo qof

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixinta 24saac ee kiisaska Covid19 ee waddanka.

Waxaana kisaska dalka ee caabuqa ay gaareen wax ka badan 11,000 kun oo qof.

29th March 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1210

o Laga Helay: 187
o Somaliland: 122
o Puntland: 31
o Jubbaland: 12
o Banadir: 12
o Konfurgalbeed: 10

o Lab: 112
o Dhedig: 75

o Dhimasho: 14 (Somliland: 8, Banadir:2, Puntland:1)
o Bogsashada: 40

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,164
Bogsashada Guud: 4,759
Dhimashada Guud: 510.

Back to top button