Somali News

Koofur Galbeed oo ka hadashay shirka Muqdisho

Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa war ay soo saareen ku sheegay in ay ka qeybgalayaan shirka uu shaaciyay Madaxweynaha Soomaaliya ee 22ka bishan ka furmaya Muqdisho.

Back to top button