Somali News

Koox Burcad ah oo lagu qabtay Degmada Yaaqshiid

Degmada yaqshiid ayaa lagu qabtay ,tuugo Ama Burcad, dadka habeenkii ka dhacayay taleefananada gacanta iyo agabyada kale.

Kooxo shabakad ah una soo qalab qaatay in dadka shacabka ah ay dhacaan ayaa ku badan degmada yaqshiid iyo degmooyinka kale ee gobolka Banaadir.

Dhalinyaradaan ayaa laamaha Amniga waxa ay soo qabten xalay  iyaga oo ku howlanaa dhaca taleefanada.

Taliyaha Booliska Soomaaliya Xijaar ayaa shalay sheegay in ay hayaan ilaa 30 Burcad ah oo dadka ku dhacayay Muqdisho dhawaana warbaahinta u soo bandhigayaan.

Back to top button