Koox hubeysan oo magaalada Baydhaba ku dishay Guddoomiyihii Naafada Maamulka K/Galbeed
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in koox dabley ah ay gurigiisa ku weerartay, kuna dishay Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marxuum Shariif Mukhtaar Jiis. Dableyda dilka geysatay ayaa la sheegay inay ku hubeysaayeen Bistoolado, waxayna tageen halka uu degan yahay marxuumka oo ku dhex taallay Xero barakac gudaha Magaalada Baydhabo, iyagoo … Continue reading Koox hubeysan oo magaalada Baydhaba ku dishay Guddoomiyihii Naafada Maamulka K/Galbeed
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed