LA-YAAB: Boqorka Sacuudiga oo 21-ka Oktoobar awgeed hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya

War ay faafisay wakaalada wararka Sacuudiga ayaa lagu sheegay in boqorka dalkaasi uu hambalyo ku aadan 21-ka Oktoobar u soo diray Madaxweynaha & Shacabka Soomaaliyeed. Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ee Hamblayada u soo diray madaxweynaha Soomaaliya waxaa ugu horeeya Boqor Salmaan Bin C/casiis, Dhaxal-sugaha dalkaasi Amiir Maxamed Bin Salmaan , Amiir Maxamed Bin Naa’if, iyagoo ugu … Continue reading LA-YAAB: Boqorka Sacuudiga oo 21-ka Oktoobar awgeed hambalyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya