Somali News

Laftagareen oo magacaabay Taliyaha howlgelinta Daraawiishta

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Aadan Xared Cumar Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Laftagareen ayaa lagu magacaabay Xareed.

Back to top button