Somali News

Maamulka Garbahaarrey oo amray in laga guuro dhulka Danta guud

Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee Gobolka Gedo ayaa amar duldhigay Shacabka Magaaladaas.

Warqad ka soo baxday Maamulka Garbahaarrey ayaa lagu amray in ay dadweynaha ka guuraan dhul danguud ah oo ay leeyihiin Dowladda iyo Qaramada Midoobey.

 

Back to top button