Maareeyihii Golaha Murtida [Tiyaatarka] oo Xilkii laga qaaday [Muxuu eersaday Abwaan Guure?.]
War kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor dhoweyd xilkii looga qaaday Maareeyihii Hore Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure. Sida ay baahisay Wakaaladd Wararka SONNA Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa xilka Maareeyahana Maareeyaha Cusub ee Golaha Martida iyo Wacyi galinta Qaranka u magacaabay Maxamed Abuukar Axmed Ma’da oo ka mid ahaa … Continue reading Maareeyihii Golaha Murtida [Tiyaatarka] oo Xilkii laga qaaday [Muxuu eersaday Abwaan Guure?.]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed