FeaturedSomali News

Madasha xisbiyada Mucaaradka ah oo Farmaajo si adag ula hadlay | Akhri Xogtaan.

Madasha Xisbiyada Qaranka, ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirka arrimaha doorashooyinka.

Waxa ay madaxwayne Farmaajo ku eedeeyeen  in uu wado kali talisnimo, islamarkaana uu ku tuntay sharciga dalka iyo dastuurka ku meelgaarka ah.

Madasha Xisbiyada Qaranka,waxa kale oo ay sheegeen in Farmaajo uu cuuryaamiyay shaqooyinka Baarlamaanka, sidoo kalana uu meesha ka saaray xukuumaddii shaqeyneysay.

Xisbiyada mucaaradku, waxa ay sheegeen in madaxwaynuhu uu si sharci darro u magcaabay ku sime Ra’iisal wasaare, arrintaas oo aan meelna kaga ool sharciga.

 

Back to top button