Somali News

Madasha Xisbiyada oo war ka soo saartay Guddiga doorashada ee Xubnaha Somaliland

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hadlay doodda Ku saabsan cidda magacaabeysa xubnaha Guddiga doorashada ee Gobollada Waqooyi.

Qaraal ka soo baxay hoggaanka Madasha ayaa lagu yiri;

Siyaasiyiinta Gobollada Woqooyi ee kamid ah Dowladda Federaalka waxay kaalin mugg leh ka qaadanayaan dib-u-dhiska dowladnimadeenna iyo ilaalinta midnimada Ummadda Soomaaliyeed. Waxaan ka digeynaa musuqmaasuq lagu sameeyo doorashada kuraastooda baarlamaanka, taas oo sii fogeyn karta Somaliland.

 

Back to top button