Madaxa Aamin Ambulance: “Booliska ayaa nagu Amray inaan tegi karin Goobaha Qaraxyada”

Madaxda Hay’adda Aamin Ambulance Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadam oo ku sugan dalka UK ayaa xaqiijiyey in Booliska magaalada Muqdisho ayna ku amreen inaysan tegi karin goobaha ay qaraxyada ka dhacaan ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay diideen inay siiyaan amarka oo qoraal ah. Isagoo u waramayey Laanta BBC-da ee ‘Focus on Africa’ ayuu sheegay … Continue reading Madaxa Aamin Ambulance: “Booliska ayaa nagu Amray inaan tegi karin Goobaha Qaraxyada”