Wadani.com: Covering All Somali News. Views and Analysis
Featured Somali News

Madaxa Xukuumadda Galmudug oo taageeray baaqii Madaxweyne Farmaajo [Akhriso Qoraalka]

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay inuu aqbalay gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taasi oo la doonay in lagu dhameeyo khilaafka dowladda dhexe iyo madaxda maamul gobobleedyada.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray ugu baaqay in Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay inay midoobaan, islamarkaana muujiyaan tanaasul, iyada oo la xusuusanayo weerarkii Soomaalida badan ay ku dhimatay ee 14-kii October 2017 ka dhacay isgoyska Zoobe.

Tallaabada uu qaaday madaxda xukuumadda Galmudug ee isbaheysiga la lahaa madaxweyne Xaaf ayaa meesha ka saareysa qorshiii lagu dejiyey magaalada Garowe ee madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo Axmed Ducaale Xaaf oo hadda keligii ku noqday mucaaradka dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Related posts

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Warbixinta Qorshaha Deyn cafinta ka dhageysatay Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)

Wadani Media

Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Somalia oo si kulul u beenisay in Korontadii laga goostay [Akhriso]

Wadani Media

Wasaaradda Warfaafinta: “Dab yar ayaa qabsaday keydka waxaana soo gaaray qasaaro yar” [Sawirro]

Wadani Media

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan aan caadi ahayn la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka (Sawirro)

Wadani Media

Madaxweyne Farmaajo oo Amar ku saabsan Qaraxyadii Muqdisho siiyey Taliyeyaasha Ciidamada (Sawirro)

Wadani Media

Shirkadda Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah ka bilaabeysa Garoonka Aden Adde ee Muqdisho

Wadani Media