FeaturedSomali News

Madaxda Maamul Goboleedyada oo Dowladda Somaliya ku eedeeyay Xiisadda ka taagan Galmudug [War-saxaafadeed]

Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xiisadda siyasadeed ee  ka taagan maamulka Galmudug, waxayna  dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku heyso maamulkaasi.

Qoraalka madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku baaqay in Galmudug loo madax bannaaneeyo fulinta heshiiskii ay la gashay Ahlu suna, waxayna madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyeen inuu faragelin ku hayo maamulkasi.

AKHRISO QORAALKA MAAMUL GOBOLEEDYADA

Back to top button
Close
Close