Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbedal ku sameeyay qar ka mida taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, isagoo xilkii ka qaaday taliye kuxigeenkii ciidamada Milateriga. Isbedelkan ayaa saameeyay Taliye ku-xiggeenka ciidanka Xoogga Dalka oo loo magacaabay Jeneraal Cabaas Amiin Cali, kaasoo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka dhulka, halka Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS loo magacaabay Jeneraal … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo xilkii ka qaaday taliye ku-xigeenkii Ciidamada Xoogga Dalka & Taliyeyaal la magacaabay
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed