Madaxweynaha Farmaajo oo gaaray Baydhaba & Ciidamada Itoobiya oo la reebay soo dhoweynta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay  Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mida wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ka socotay Q/Midoobay oo ay ka mid tahay wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed. Garoonka DiyaaradahaShaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo waxaa wafdiga madaxweynaha … Continue reading Madaxweynaha Farmaajo oo gaaray Baydhaba & Ciidamada Itoobiya oo la reebay soo dhoweynta