Maqal & MuuqaalSomali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyey sababihii uu ula heshiiyey Dowladda Federaalka (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu heshiis iskiis ah la gaaro dowladda federaalka Soomaaliya.

Heshiiska aya gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad gobolleedka Hir-shabeelle ayaa la sheegay in xal laga gaaray Tabashooyinkii u qabay maamulkaas, iyadoo uu madaxweyne Maxamed Cabdi Waare Warbaahinta kula hadlay Muqdisho.

Wuxuu sheegay inay eeegeen duruufaha gaarka ah ee Hirshabeelle, isla markaana aysan diyaar u ahayn inay Hirshabelle u burburto wadahadal lal yeesho dowladda iyo in kale.

Close
Close