Madaxweynaha Kenya oo si lama filaan ah uga baaqsaday caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo [Sabab]

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu bedelay go’aankiisii hore ee ahaa ka qeyb galka caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wararka laga helayo safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa sheegaya in Madaxweyne Uhuru oo hore u sheegay inuu kasoo qeyb galayo xafladda caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya ee beri ka dhaceysa Muqdisho … Continue reading Madaxweynaha Kenya oo si lama filaan ah uga baaqsaday caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo [Sabab]