Madaxweynaha Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya [Akhriso waa kuma?]

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya, iyadoo muddo bilo ah uu xilkaasi bannaanaa, kadib markii uu is casilay safiirkii hore. Ambassador Donald Yukio Yamamoto ayaa loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Cusub ee Mareykanaka u fadhin doono Somalia. Ambassador Donald Yamamoto ahaa ah diblomaasi weyn oo oo 65- sano jir, wuxuuna howlaha … Continue reading Madaxweynaha Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay dalka Soomaaliya [Akhriso waa kuma?]